Faah faahino ayaa kasoo baxaya Dab xoogan oo barqanimadii Maanta ka kacay Guryo ku yaalla xaafad ka tirsan degmada Warta-Nabadda ...
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta waxaa wafdi uu hoggaaminayay Xildhibaan Yuusuf Kabaale oo ka tirsan Golaha Shacabka ...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Brundi saakay lagula eegtay deegaanka buurane ...
Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Qarax xoogan lagla eegtay deegaan hoostega degmada ...
Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas ...
Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar ku qaaday Saldhig Ciidanka dowladda ku leeyihiin deegaan ka tirsan Magaalada ...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi ayaa Madaxtooyada ...
Xiisadaha mudada dheer ka dhex taagnaa Shiinaha iyo Taiwan ayaa Sababay in diblomaasiyiintooda uu gacan qaad ku dhexmaro dalka Fiji. ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad ...
Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdi Shakuur Warsame ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in Xil Wasiir loo magacaabo shakhsi uu sheegay in ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan qodobbada 97-aad iyo 100-aad ...
A group of Congolese workers from Chinese companies operating in Mambasa territory, Ituri Province, have publicly accused the American-owned Kibali...
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ay ku dileen Saciid Gurre Cali Baar Xoosh iyo...
Galkayo, Somalia – Two civilians, including a woman, were shot dead last night in a planned ambush carried out by...
Los Angeles, California — Los Angeles is reeling from escalating unrest after aggressive federal immigration raids triggered widespread protests, arrests,...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.