Gudoomiyaha Gobolka Minnesota  Tim walz Ayaa caaway soo saaray amaro lagu xirayo goobbaha laga adeegto sida maqaaxiyaha,goobaha ciyaaraha & baararka. ...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goordhaweyd ka dhacay duleedka Muqdisho, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro ...
Maxamed Xuseen Rooble Ra’uusul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ...
Iyadoo Maadxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu Guddi u saaray aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carta Qaalib ayaa ...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa Qoraal rasmiga ah oo kasoo baxay waxaa taageero ay ugu muujisay dowladda federaalka Ethiopia oo ...
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in booliska Federaalka ee waddankaas ay waaran soo qabasho ah u jareen 76 ...
Madaxweynaha DowladGoboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Madaxweynihii hore dowladda Soomaaliya ahna Hoggaamiyha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Â Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Mason Jocelyn oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga. Halkaan ka akhriso
Taliska Milatariga Israa'iil ayaa sheegay inay habeennimadii xalay duqeymo aargoosi ah u geysteen bartilmaameedyo ay leeyihiin milatariga Iiraan iyo kuwa ...
Madaxweynaah Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Magacaabay Guddiga qabanqaabada aas qaran oo loo sameynayo ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ...
Mogadishu, Somalia — Somalia’s military court has carried out the death sentence by firing squad against three convicted members of...
Mogadishu, Somalia — At least a few people were killed or injured on Wednesday after intense fighting erupted between Somali...
Galgaduud – The Commander of the Somali National Army’s Land Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, along with accompanying senior...
Mogadishu – The Chief Justice of Somalia, Mr. Bashe Yusuf Ahmed, along with senior officials from the country’s judicial institutions,...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.