Saraakiil ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Booliska ayaa Maanta booqday hoolka loo asteeyay in lagu ...
Ilhaan Cumar oo gobolka Minnesota u matasha Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress) ayaa maamulka Biden ka dalbatay qiil u helida duqeyntii ...
Ururka Bisha Cas ee Falastiin waxay sheegeen inay Askarta Israel toogasho ku dileen Wiil dhallinyaro Reer Falastiin oo qeyb ka ...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG-ka ah ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn xoogan oo socotay muddo daqiiqado oo Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka ...
Maxkamadda ku taalla caasimadda dalka Azerbaan ee Baku waxay shalay xukun ku riday 13 Askar u dhalatay Armenia, kuwaasi oo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Abdi ...
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan degmada Cadale ee Gobolka ...
Midowga Musharaxiintab Soomaaliya ayaa War kasoo saatay tallaabadii Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uu xilka uga qaaday Saraakiil ...
Madaxweynaha Maraykanka, Joe Biden ayaa ansixiyey 100 million oo Dollar oo loo adeegsanayo Dib-u-dejinta Shaqaalaha Afganistan ee la shaqayn jirey ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â Maxamed Abdi ...
Cyberjaya, Malaysia – The National Communications Authority (NCA) of Somalia has signed two separate Memoranda of Understanding (MOUs) with the...
CYBERJAYA, MALAYSIA — Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ee Soomaaliya ayaa laba Heshiis Is-Afgarad (MOU) oo gaar ah la saxiixatay Hay’adda...
Waxaa maanta lagu wadaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo xisbiga cusub ee Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP), kaasoo uu hoggaaminayo...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socda caasimadda Muqdisho ayaa galay maalintiisii labaad, iyadoo maanta xoogga la saarayo arrimo muhiim...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.