Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Sh. Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii saaka Al-shabaab ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan mira-dhal ah la yeeshay saaxiibbada Beesha Caalamka, gaar ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan gaar ah isugu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Cabdi ...
Difaacayaasha Ukraine ee warshadda birta Azovstal ee Mariupol ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay isticmaalayaan diyaarado, taangiyo iyo gantaalaha maraakiibta ...
Al-shabaab ayaa waaberigii hore ee saakay oo talaado ah waxaa ay weerar ku bilowday Qaraxyo Is-miidaamin ah ku qaadeen deegaanka ...
Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxaa ay sheegtay inay xoojineyso dowrka fir-fircoon ee hawl-wadeennada warbaahinta dalku ...
Qaar kamid ah dalalka ayaa Maanta oo talaada ah waxaa ay bilaabayaan dabaal-dega maalinta koowaad ee Ciiddul Fitriga, waxaana dalalkaas ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Xuseen Washitoon ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dil fiidnimadii xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo loo geystay ...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas waaberigii hore ee saaka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si wadajir ah...
Beijing, — China announced on Wednesday a new visa program aimed at attracting young scientists and innovators, part of Beijing’s...
Dhusamareeb – Reports from the Galmudug capital indicate that police and Darwish forces in the state have been placed on...
Lasanod, Somalia - The registration process for candidates vying for the post of Speaker of the Northeastern Somalia Parliament officially...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.