Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa sheegay in uu aad uga walaacsan yahay dagaalka ka socda agagaarka warshada ...
Waxaa Maanta oo jicmo ah lagu wadaa in qabuuro ku yaalla Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland Aas loogu sameeyo ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysan oo saacadihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Sanca ku ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay Muqdisho, Safiiradda Boqortooyada Midowday ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-(C/naasir Maxamed ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-(C/naasir Maxamed ...
Saacado kahor ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyey warar sheegayay in Somaliland ay ogolaatay in Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay'adda Cunnada Adduunka ee ...
Nasteexo Cumar Ibraahim waxay horaantii bishii shanaad ee sanadkan 2022-ka ka mid noqotay dhalinyarada ku shaqeysata xirfada sawir qaadista kuwaasi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay dib-u-dhigidda fadhigii labaad ee Kalfadhiga 30-aad...
Nin hubeysan oo wata baastoolad ayaa xalay toogasho ku dilay laba qof gudaha Suuqa Hoose ee magaalada Hargeysa, kadib markii...
MOGADISHU – The Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), has reassigned 300 staff...
JOWHAR – In a landmark step towards improving public access to civil registration, the Federal Member State of Hirshabeelle today...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.