Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- (C/naasir ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa si kulul uga hadlay weerar la sheegay in dagaalamayaasha ...
Al shabaab, ayaa ka hadlay dadka lagu laayey gobolka Hiiraan, iyagoo sheegay iney halkaasi ku dileen maleeshiyaad ka tirsan Macawiisleeyda. ...
Dhammaan madaxda gobollada iyo degmooyinka dalka Kenya, ayaa laga codsaday inay u diyaar garoobaan xaalad kasta oo ka dhalan karta ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Salaam Juule ...
Madaxweynihii hore ee Sri Lanka, Gotabaya Rajapaksa, oo dibadda u cararay kadib mudaaharaadyo waaweyn oo dhacay bishii Luulyo, ayaa dalka ...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya aya sheegtay in ay aad uga xuntahay weerar la sheegay in dagaalamayasha AL-Shabaab ay ku dileen dad ...
Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay masaajid aad u camirnaa oo ku yaalla dhinaca galbeed ee dalka Afghanistan ayay ku ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka qayb galey xiritaanka shirweynaha 11-aad ...
Booliska dalka Uerrdun ayaa sheegay in 65 kiis oo dhimasho dad isdilay ah la diiwaan geliyay lixdii bilood ee ugu ...
Jarmalka ayaa ogolaaday inuu magdhaw siiyo qoysaska ciyaartoy u dhashay dalka Israel oo la dilay xilli ay ka qayb-gelayeen ciyaarihii ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ansixiyay heshiis muhiim ah oo socdaalka la xiriira...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada, kaas oo...
Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhintay halka labo kale ay dhaawacmeen, kadib markii askari ka tirsan ciidamada ilaalinta nabadgelyada...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalatay qabashada markabka MV Sea...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.