Abdullahi “Abdi†Mohamed ayaa la soo taagay Maxkamadda dadka aan qaan-gaarin, isagoo lagu soo oogay fal-dembiyeedyadda Dhac iyo Daroogo.
Eedeysanaha oo haatan 18-jir ah ayaa waxa bishii Febtuary ee sannadkii hore toogtay Askar, xilli uu ku sugnaa meel ka baxsan goob y dugaalsadaan dadka aan guryah lahayn.
Toogashadaasi waxay horseeday rabshdo iyo degnnsho la’aan.
Xeer-ilaaliyaha Degmadda Salt Lake, Sim Gill waxa uu sannadkii hore meesha ka saaray inay wax qalad ah sameeyeen 2-dii Sarkaal ee toogatay Abdullahi “Abdi†Mohamed, madaama uu isagu si xun bir ugu dhaawacay nin kale o oay ku murmeen kharaj Droogo oo dhan $1.05
Mamulayaasha ayaa ka fekeraya in Abdullahi “Abdi†Mohamed dhaqncelin ahaan loo geeyo Xrumha ay ku jiraan Dembiilayaasha aan qaarin iyo in loo gudbiyo Xabsiyadda Dadka waa weyn.
Agaasimaha Xarunta Caddaaladda Dembiilayaasha “The Utah Criminal Justice Centerâ€, Robert Butters ayaa sheegay inay Cilmi-vaaris muujinayso haddii dadka yar lagu tuuro Xabsiyadda dadka waa weyn inay ka baran doonaan sidii ay u noqon lahaa Dembiilayaal aad u wanaagsan.
Waxa uu ku taliyey in dadka weyn ee dhallinyarada ah sida Abdullahi “Abdi” Mohamed in lagu hayo Xarun iyaga lagu badbaadin karo.
©Radio Dalsan
Â
Â