Waxaa haatan soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ka soo baxaya doorashooyinka Shalay oo Isniin ah ka bilaabatay deegaanada Maamulka Soomaaliland.
Dhamaan waxaa la soo gaba gabeeyay codeynta musharixiinta ku tartamaya doorashadaas.
Xarumaha deegaanada kala duwan ee Maamulka Soomaaliand ayaa waxaa haatan ka socda tirinta codadka.
Hadaba Hoos ka fiiri natiijooyinka ama codadka ay kala heystaan Musharixiinta iyo xisbiyada ay u tartamayaan.