Waxaa lagu weday maanta in maagalada Muqdisho ay ka dhacdo dood u dhaxeysa murashaxinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Soomaaliya,hase,ahaate waxaa holka ay ka dhici laheyd doodu iskaga soo dareeray musharaxiinta.
Musharaxiinta ayaa diiday in ay ka qeyb galaan dooda kedib markii ay ka soo hor jeesteen in dooa ay baahiso warbaahinta doowladdu iyada oo aney ka qeyb gelin warbaahin ta madaxa banaan.
Ila iyo 12 musharax ayaa ku madalsana in doodu ay dhexmarto waxaana ka midahaa musharaxiintaas madaxweynihii hore ee Soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.