War-saxaafadeed ay soo saareen Musharaxiinta laga boobay Kuraasta Barlamaanka iyo Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho.

Musharixiinta laga bobay Kuraasta Doorashadda Barlamaanka waxay soo bandhigeen Cabasho Ka dhan ah Doorshadaasi iyi sida ay  udhacday  kadib markii ay Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Magalada Muqdisho.

Musharixiinta waxay kaloo soo saareen War-saxaafadeed ay ku faafiyeen Dhacdooyinka Doorashadda iyo sida ay Maamulladda u boobeen Kuraasta Musharixiintaa.

HALKAN KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA:

WarSaxaafadeed

WarSaxaafadeed

 

©Radio Dalsan

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor