• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Musharaxa Burka “Xaaskeygii waan kala tagnay oo hadda waxaan leeyahay saaxiib”

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 20, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Musharax Madaxweyne Cabdirisaaq Axmed Xaashi oo loo yaqaano Musharaxa Burka, waa musharraxa si weyn hadal hayntiisu u qabsatay baraha bulshada, in badan oo ka mid ah Bulshaweynta Soomaaliyeed ayaa u arka in uu yahay mid ka duwan Musharixinta kale ee ay isku u jeedka yihiin, ee u har-damaya in ay Madax ka nodaan dalkaan.

Cabdirisaaq Axmed Xaashi muddo dheer yuu  ka mid ahaa qurbajoogta Soomaaliyeed,  waxaana tiro dhowr jeer ah uu kasoo muuqday baraha bulshada, isagoo ka warbixiyay waxyaabaha u qorsheysan ama waxyaabaha uu qaban doono, haddii loo doorto Madaxweyne.

“Haddii la ii doorto Madaxweyne waxaan dalka ka hirgalin doonaa Warshado dalagga Beeraha, sida galleyda iyo waxyaabaha kale ee la mid ah u beddala bur” ayuu yiri mar uu ka hadlayay waxyaabaha uu diiradda saari doono, waana tan keentay in loogu yeeri “Musharraxa Burka”.

Sidoo kale Cabdirisaaq Axmed Xaashi ayaa waxa uu sheegay in dhalinyarada uu u sameyn doono shaqo abuur, maaddaama dhallinyarada Soomaaliyeed ay haysato shaqo’aan baahsan,taasi oo keentay in qaarkood ay dalka  isaga baxaan si ay u helaan nolol dhaanta tan ay dalka ku haystaan.

“Dhalinyarada waxaa u sameyn doonaa shaqo abuur, waan la kulmaa dhalinta, waana la sheekeystaa, waa ay I taageersan yihiin oo way igu dhiirragaliyaan musharraxnimadeyda, sidoo kale waxaana ilaalin doonaa qoondada haweenka ee 30%, uma imaan in aan can ka noqdo halkaan, waxaan u imid in dalkeyda aan ka saaro baahida, waa ay iga go’an tahay taasi” ayuu yiri Mar uu hadlayay Musharraxa Buka.

Mar su’aal laga weydiiayy noloshiisa gaar ka ah ayuu yiri “Xaaskeygii waan kala tagna, waxaan leeyahy  saaxiib, hal xaas ka badan ma ficna, sababtoo ah way is dirirayaan laakiin saaxibo badan waad sameysan kartaa, meesha aan ka imid hal xaas oo kaliya ayaa la guursan karaa”.

Musharax Madaxweyne Cabdirisaaq Axmed Xaashi ayaa haatan u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya, waana shaqsi ka duwan musharixiinta kale ee doonaya in ay dalkaan ka noqdaan madaxweyne, waana shaqsi baraha Bulshada saameyn ku leh.

Previous Post

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Jabuuti iyo ujeedkooda 

Next Post

Miisaaniyadda 2021-2022 ee Maamulka Jubbaland oo la ansixiyay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
Next Post

Miisaaniyadda 2021-2022 ee Maamulka Jubbaland oo la ansixiyay

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

by Dalsan Editor
May 10, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In what could be one of the most significant oil discoveries in recent East African history, Turkiye...

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
English News

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas'uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
  • Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
  • Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00