• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, July 4, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Museveni ma ku guuleysan doonaa Madaxtinimadda Uganda 30-sanno kadib ?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 18, 2016
in Warar
Reading Time: 5 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

15.3 million oo Muwaadiniin u dhalatay dalka Uganda waxay saakayto u dareereen inay doortaan Madaxweyne cusub, iyadoo ay xilkaasi ku tartamayaan 8 Musharax oo uu ku jiro Madaxweynaha haatan xilka haya ee Yoweeri Museveni.

Doorashaddan waxaan ka qeyb geli doonin Kala bar tirada guud ee Dadka Uganda oo lagu qiyaasay 34.9 million oo qof.

70% dadka Uganda kuma faraxsana Doorashadda, waxayna walaac xooggan ka qabaan Mustaqbalka Dalkooda, waana arrin la filan karo haddii Cod-bixinta la musuqmaasaqo.

28,010 goobood ayaa codka laga dhiibanayaa maanta, waxaana codbixinta loo qoondeeyey inay socoto muddo 9 saacadood, iyadoo goobaha Cod-bixinta albaabadda loo laabayo 04:00 galabnimo ee maanta.

Cod-bixinta ayaa la sheegay inay ku socoto si xawli ah, waxayna Taageerayaasha codkooda ugu deeqayaan hadba Musharaxa ay taageersan yihiin amaba ay isku Deegaanka yihiin.

Madaxweyne Yoweeri Museveni oo 71 jir ayaa waxa uu u xusul-duubayaa in mar kale la soo doorto, iyadoo aad loo hadal hayo inuu rajo wanaagsan ka leeyahay Natiijadda Doorashadda.

Museveni oo Halgan Jabhayan ah ku qabsaday Talada dalkaasi sannadkii 1986-kii waxa uu taageeradda ugu badan ka heli doonaa Ciiddanka oo iyagu rumeysan inuu isagu u qalmo Talada dalka.

Muddada 30-ka sanno ee uu hayo Talada dalkaasi waxay dadka Uganda ku naaloonayaan Nabad, wuxuuna Museveni gacan bir ah kaga hortagay Jabhadda Hubeysan ee Lord’s Ressistane Army (LRA) oo uu hoggaamiyo Jospeh Kony, kuwaasi oo ka dagaalami jirey Waqooyiga Uganda, balse loo itaal-sheegtay.

Dad badan ayaa rumeysan inuu Madaxweyne Museveni doonayo inuu ugu dambeyntii xilka kala wareego  Wiilkiisa Muhoozi Kainerugaba oo haatan Taliye u ah Ciiddanka Khaaska ee Qaranka Uganda.

Hoggaamiyaha Mucaaradka, Dr. Kizza Besigye ayaa isagana safka hore kaga jira Loolanka Musharixiinta Madaxtinimadda, waana markii 4-aad ee uu isku soo taago Xilka Madaxtinimadda.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan in Madaxweyne Museveni dib loo soo dooran doono marka loo eego Shacbiyadda uu ku dhex leeyahay Dadkiisa iyo Hannaanka Hoggaankiisa ee Horumarka iyo Nabadda.

Waxa uu kasbaday Taageeradda Saraakiisha iyo Ciiddanka, kuwaasi oo uu ka ilaaliyey inay gadoodaan ama ay Fallaagoobaan, kadibna ay Dagaal Jabahadayn uga tuuraan Xilka uu ku naalloonayo.

Inta badan Saraakiisha Milliteriga waxa uu u madax bannaaneeyey Hawlahooda iyo isagoo inta badan Ciiddanka ku jiheeyey inuu u daabulo dalal kale, si ay Nabad-ilaaliyayaal u noqdaan.

Waxayna Ciiddanka ku qanacsan yihiin in loo diro Hawlaha Nabad-ilaalinta, gaar ahaan Hawlgalka AMISOM, iyadoo Askariga Uganda ee ka tirsan AMISOM mushaar ahaan loo siiyo 1,020-Dollar, taasi oo laba jibaar ka badan Kharajka ay qaataan Ciiddanka ka hawlgala gudaha Uganda.

Beesha Caalamka, gaar ahaan dalalka deriska ayaa iyagana indhaha ku haya Natiijadda Cod-bixinta Uganda, waxayna rumeysan yihiin in Madaxweyne Museveni dib loo soo dooran karo oo isagu Kaalin muuqata ka qaata Nabadda dalalka Afrika ee ay ka socdaan colaadaha hubeysan.

Waxa uu Ciiddamo Nabad-ilaalin u diray dalalka Somalia iyo Koonfurta Sudan, wuxuuna xiriir fiican la leeyahay Dowladaha Reer Galbeedka, inkastoo ay mucaaradaan Siyaasadiisa Keli-talisnimadda ah.

Inta badan kama hor yimaado Siyaasadda Reer Galbeedka, walow uu ku gacan-sayray Sharci la doonayey inay Dadka isku Jinsiga ah inay is-guursadaan, iyadoo uu Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama ka gilgishay go’aanka uu Museveni ku mamnuucay inay is-guursadaan dadka isku Jinsiga ah.

Dowladaha Reer Galbeedka ma jecla in mar kale Museveni la soo doorto, balse waxay ku khasban yihiin inay raacaan Rabitaanka Dadka Uganda iyo Natiijadda ka soo baxda Doorashadda Madaxtinimadda ee dalkaasi.

Madaxweyne Museveni ayaa ku mintidaya xilkaasi, wuxuuna ka midd yahay Madaxda fara-ku-tiriska ee Qaaradda Afrika ee muddada dheer ku dhegan Xukunka iyo Talada dalalkooda.

Saddexda Madaxweyne ee tusaalaha loo soo qaadan karo Madaxda Xukun-jacaylka ee muddada dheer xilalka haya Madaxweynayaasha dalalka:-

  • Angola, Edwardo dos Santos,oo xilka hayey tan iyo sannadkii 1979-kii.
  • Zimbabwe, Robert Mugabi, oo xilka hayey tan iyo sannadkii 1980-kii,
  • Equatorial Guinea, Teodoro Obinang oo xilka hayey ilaa sannadki i1979-kii.
  • Kaamiruun, Paul Biya, oo xilka hayey tan iyo sannadkii 1982-kii

Si kastaba ha ahaatee, su’aasha la isweydiinayo ayaa ah  Yoweeri Museveni ma ku guuleysan doonaa Madaxtinimadda Uganda 30-sanno kadib ?

museveni

museveni2 vote

A supporter of Uganda's President Yoweri Museveni holds his campaign poster at a rally in Kololo grounds in capital Kampala February 16th, 2016. REUTERS/Edward Echwalu
musharixiinta uganda

©Radio Dalsan 

Previous Post

Raila Odinga oo ugu baaqay Dowladda Kenya inay shaaciyaan Tiradda Askartii ay Alshabaab ku dileen weerarkii Ceel-cadde.

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo cambaareyay weerarkii ka dhacay Ankara, tacsina u diray Madaxweynaha Turkiga

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

July 3, 2025
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah

July 3, 2025
Israa’iil oo ku hanjabtay Jawaab Milatari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kadib Gantaal laga soo riday
Caalamka

Israa’iil oo ku hanjabtay Jawaab Milatari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kadib Gantaal laga soo riday

July 3, 2025
Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo cambaareyay weerarkii ka dhacay Ankara, tacsina u diray Madaxweynaha Turkiga

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

Warshiikh, Somalia - In a powerful show of community-driven healthcare, a team of volunteer Somali eye doctors brought life-changing medical...

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

Mogadishu, Somalia – The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre,...

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia has unanimously approved the nomination of nine candidates to serve...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

by Ilhaan
July 3, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno...

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors
English News

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility
English News

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission
English News

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors
  • Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility
  • Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00