Muqdisho: DHAGEYSO:- Khabiir amni oo talaabo wanaagsan ku tilmaamay qorshaha Ciidanka Millatariga looga saarayo Muqdisho

Shariif Roobow Falanqeeye amniga oo wareysi gaar ah siiyey Radio Dalsan ayaa sheegay inay muhiim tahay talaabada loo qaadayo in ciidada Millatariga looga saaro gudaha magaalada ay tahay mid loo baahnaa,islamarkaana wax badan ay ka badali doonto arimaha ciidamada iyo joogista gudaha magaalada.

Shariif Roobow ayaa ku tilmaamay talaabadaasi mid wanaagsan ee ciidanka Millatariga looga saarayo Muqdisho, oo uu xusay in loo baahnaa mar hore.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media