• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Midowga Yurub oo taageeraya horumarinta waaxda tamarta Soomaaliya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 4, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
Maanta, Midowga Yurub (EU) iyo Adventist  Relief Agency (ADRA) waxay bilaabeen barnaamij cusub oo 3 sano oo ujeedadiisu tahay isticmaalka iyo faafinta tamarta la cusboonaysiin karo ee Soomaaliya. Iyada oo loo maraayo hirgelinta  mashruuca “Badalka Tamarta Soomaaliya” (SET), in ka badan 100.000 oo qoys ayaa awoodi doona helitaanka adeegyada tamar  joogto ah oo la awoodi karo  Somaliland, Puntland iyo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Isticmaalka tamarta la cusboonaysiiyo waxay wax ka tari doontaan helitaanka tamar nadiif ah. Gaadhitaanka yoolkani wuxuu Soomaalida ka caawinayaa inay u dhaqaaqdo yaranta carboonka oo wax ka taraaya isbelka cimiladda. Helitaanka adeegyada tamarta oo la kordhiyaa waxay keenaysaa fursado dhaqaaluhu ku kobco iyo hilitaanka adeegyadda tamarta.
Arrintani waxaa lagu gaadhayaa horumarinta adeega tamarta ee laga dhaliyo qoraxda iyada lagu horumarinayaayo xagga waxqadka Beeraha, caafimaadka iyo waxbarashada iyo mashaariicda laydh gelinta ee bulshadda. Waxaa kale laggu horumarinayaa hirgelinta girgirayaal yareeyaha isticmaalka dhuxusha ee ay ka ganacsadaan dhalinyaraddu
“kani waa mashruuc  si weyn wax uga tari doonaan horumarinta waaxda Tamarta ee Somaliland, waxayna xoojinaysaa yoolka dawladdu ay ku doonayso in laydh la gaadhsiiyo magaalooyinka yaryar iyo miyigga dalka. Waananu kala shaqaynaynaa Midwoga Yurub iyo ADRA hirgelinta mashruucan mihiimka ah. Waxaa sidaa yidhi Hussein Abdi Ducaale Wasiirka Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland”.
“Midawga Yurub wuxuu aaminsanyahay in mashruucan cusubi wax ka bedeli doono nolosha dad badan oo soomaali ah. Waxaa sidaa yidhi, Michele Cervone d’Urso Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Helintaanka korontadda oo la kordhiyaa waxay wax ka taraysaa helintaanka biyaha, adeegyadda caafimaadka, iyo helintaanka shaqooyin. Waxaanu rajaynaynaa inuu mashruucani keeni doono isbedel iyadda la balaadhinaayo isticmaalka tamarta la cusboonaysiiyo oo dalka oo dhan ah.
“Talaabaddani waxay fududayn doontaa cirib-tirka saboolnimada ba’an iyo gaajadda iyadda oo loo marayo bixinta tamar si kor loogu qaado wax soo saarka Beeraha iyo Xoolaha, si loo helo cuntooyin la awoodi karo iyo shaqo abuur. Mashruucani wuxuu qayb ka yahay dedaalka helitaanka tamar nadiif ah oo wax ka taraysa wax ka qabashada isbedelka cimiladda. Ayuu yiri Luiz Carmago, Agaasimaha  ADRA ee Soomaaliya”.
Dhammaad
 
Previous Post

Dhageyso: Bar Ciyaaraha ee Radio Dalsan 04-03-2015

Next Post

EU boosts the Somali energy sector

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Next Post

EU boosts the Somali energy sector

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

by Dalsan Editor
May 10, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In what could be one of the most significant oil discoveries in recent East African history, Turkiye...

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
English News

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas'uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
  • Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
  • Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00