Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ay wada qaateen kulan gaar ah.
Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Qoorqoor ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka Alshabaab.