• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 10, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maraykanka oo taageeri doona Qaxootiga Soomaalida ee  iskooda ugu soo laabanayo.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 11, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hadal qoraal oo ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay inay Dowladda Maraykanka si xooggan u taageerayaan Qaxootiga iskooda ugu laabanayo dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan ee ay ku jiraan Somalia iyo South Sudan.

Qoraalka waxaa kaloo lagu xusay inay Maraykanka si niyadsami leh kala shaqeynayaan Dowladda Kenya iyo xubnaha Beesha Caalamka sidii xal waara loogu heli lahaa Dhibaatooyinka haysta Qaxootiga.

Hadalka Dowladda Maraykanka ayaa soo baxay, iyadoo ay Hay’addaha Samafalka iyo kuwa Xuquuqda Aadanaha si kulul u cambaaraynayaa qorshaha ay Dowladda Kenya ku doonayso in lagu xiro Xerooyinka Dhadhaab iyo Kakuma oo ay ku jiraan in ka badan 600,000 oo Qaxooti ah, kuwaasi oo 450,000 ka mid ah yihiin Qaxooti u dhashay Somalia.

Hay’adda QM ugu qaabislan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR waxay Isniintii la soo dhaafay sheegtay inaan Xilligan Qaxootiga lagu celin Karin dalalka Somalia iyo South Sudan, maadaama aysan weli ka jirin Nabad dhamaystiran.

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ee laga leeyahay daalka Maraykanka waxay sheegtay inaysan Saraakiisha Kenya soo bandhigin caddaymo muujinaya inay Qaxootiga Soomaalida ku lug lahaayeen weeraradda Argagixisadda ee ka dhacay gudaha Kenya.

Jimcihii la soo dhaafay oo ay bishan May ahayd 6-da ayuu Xoghayaha Joogtadda ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya, Dr. Karanja Kibicho ayaa ku sheegay in Ammaanka Danaha Qaranka Kenya darteeda tahay sabata ka dambeysa go’aanka lagu xiray Xerooyinka Dhadhaab iyo Kakuma.

Ma aha markii ugu horreysay ee ay Dowladda Kenya soo saaraan Go’aan la xiriira in dib loo celinayo Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Xerooyinka Qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma.

Madaxweyne-ku-xigeenka dalka Kenya, William Rutto ayaa 13 bilood ka hor waxa uu ku dhawaaqay Dib-u-celinta Qaxootiga Soomaalida, kadib, markii ay Alshabaab weerareen Jamaacadda Garissa bishii April 2-da ee sannadkii hore.

©Radio Dalsan

Previous Post

DEGDEG: Kenya oo shaacisay inay sannadka soo socda xiri doonaan Xerooyinka Dhadhaab iyo Kakuma.

Next Post

Dhageyso: Warka duhurnimo ee radio Dalsan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Next Post

Dhageyso: Warka duhurnimo ee radio Dalsan

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

by Dalsan Editor
May 10, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In what could be one of the most significant oil discoveries in recent East African history, Turkiye...

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
English News

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas'uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
  • Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
  • Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00