• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maraykanka oo qorsheynayo inay  Sheekh Maxamed Idris kala laabtaan Dhalashada dalkaasi.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 8, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xukuumadda Federalka ee Maraykanka ayaa sheegtay in nin loo aqoonsan yahay Sheekh Muslim ah oo caan ah uusan lahayn niyad uu ku sii ahaado Muwaadin Maraykan (A  U.S. citizen).

Xafiiska Xeer-ilaalinta Maraykanka  ayaa doonaya inay Sheekh Maxamed Idris Axmed kala laabtaan Muwaadinnimadda Maraykanka oo la siiyey sannadkii 2003-dii.

Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay inuu Sheekhu labo xaas leeyahay, isla markaana uu u safray meel ka baxsan dalka Maraykanka.

Wargeyska The Columbus Dispatch ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa maanta qoray in Maxkamadda Federalka ee Columbus  labo maalmood dhegeysteen Kiiska Sheekh Maxamed Idris Axmed  dabayaaqadii bishii hore, iyadoo Xeer-ilaaliyayaaasha haystaan ilaa bishan May 27-da  inay Garsooraha Maxkamadda Degmadda u gudbiyaan Faylka, si go’aan looga gaaro arrintaasi.

Waaxda Caddaaladda Maraykanka, waxay sannadkii 2012-kii dacwad ku soo oogtay  Shiikha, oo ay tilmaamtay inuu 13 jeer dibedda uga socdaalay Maraykanka, ka hor shan sanno ka hor inta uusan  Muwaadinimadda Maraykanka.

Sheekh Maxamed Idris Axmed  oo 38 jir ahna Aabe 11-carruur leh waxa uu qirtay inuu u socdaalo Bariga Dhexe iyo Afrika, si uu u soo booqdo Qoyskiisa, oo uu ku jiro Wiilkiisa oo Jamaacad ka dhigan jirey Syria ka hor inta uusan dagaalku ka bilaabanin.

Dhinaca kale, G/xigeenka Masjidka Ibnu Tayminah, Abshir Xaaji ayaa sheegay inay Soomaalida ku nool Maraykanka cabsi ka muujinaysa Ammaanka Sheekh Maxamed Idris Axmed , haddii loo soo masaafuriyo dalka Somalia.

“Xag-jirayaasha waxay neceb yihiin hadalka Sheekh Maxamed Idris Axmed  ee ka dhanka ah Kooxda Alshabaab” ayuu yiri Saciid Xaaji oo intaasi ku daray inuu Shiikhu ku dhiirigeliyo Muhaajiriinta u soo dhooftay Maraykanka inay qaataan dhalashadda dalkooda cusub.

Sheekh Maxamed Idris Axmed waa Caalim weyn oo ay aad u xushmeeyaan Ururka Islaamiyiinta ee Waqooyiga Maraykanka oo Xaruntiisa dhexe ku taallo magaalladda Minneapolis oo ay ku nool yihiin Jaalliyadda Soomaalida ee ugu ballaaran ee ku nool dalka Maraykanka.

sheekh maxamed idris1

sheekh maxamed idris2

Xigasho: The Columbus Dispatch

©Radio Dalsan

Previous Post

Qalab loogu tala galay Saadasha Hawada Soomaaliya oo Muqdisho la keenay

Next Post

Dhallinyaro Somali-Maraykan ku biiri lahaa Daacish oo berrito la soo maxkamadaynayo.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish
Warar

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish

July 16, 2025
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar
Warar

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar

July 16, 2025
Maamulka Puntland oo Cambaareyn Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Maamulka Puntland oo Cambaareyn Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

July 16, 2025
Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
Next Post

Dhallinyaro Somali-Maraykan ku biiri lahaa Daacish oo berrito la soo maxkamadaynayo.

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish

by Ilhaan
July 16, 2025
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka Qaranka Itoobiya (NISS) ayaa ku dhawaaqday inay xireen 82 qof oo lagu eedeeyay inay ka tirsan...

Ethiopia Arrests 82 Suspected ISIS Members Allegedly Trained in Somalia’s Puntland

Ethiopia Arrests 82 Suspected ISIS Members Allegedly Trained in Somalia’s Puntland

by Liban
July 16, 2025
0

Addis Ababa – Ethiopia’s national intelligence agency has announced the arrest of 82 individuals suspected of being members of the Islamic State...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar

by Ilhaan
July 16, 2025
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay rabshadihii dhawaan ka dhacay degmada Dhahar ee gobolka Sanaag, iyadoo...

Somalia Urges Puntland to Halt Escalation in Dhahar as Federal Government Calls for Calm

Somalia Urges Puntland to Halt Escalation in Dhahar as Federal Government Calls for Calm

by Liban
July 16, 2025
0

Mogadishu – The Federal Government of Somalia has officially called on Puntland authorities to immediately halt hostilities in the Dhahar district of the...

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish
Warar

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish

July 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ethiopia Arrests 82 Suspected ISIS Members Allegedly Trained in Somalia’s Puntland
English News

Ethiopia Arrests 82 Suspected ISIS Members Allegedly Trained in Somalia’s Puntland

July 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar
Warar

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar

July 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Urges Puntland to Halt Escalation in Dhahar as Federal Government Calls for Calm
English News

Somalia Urges Puntland to Halt Escalation in Dhahar as Federal Government Calls for Calm

July 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maamulka Puntland oo Cambaareyn Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Maamulka Puntland oo Cambaareyn Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

July 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Algeria Deepen Educational Ties in High-Level Diplomatic Meeting
English News

Somalia and Algeria Deepen Educational Ties in High-Level Diplomatic Meeting

July 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish
  • Ethiopia Arrests 82 Suspected ISIS Members Allegedly Trained in Somalia’s Puntland
  • Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar
  • Somalia Urges Puntland to Halt Escalation in Dhahar as Federal Government Calls for Calm

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00