Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliy ayaa siweyn u dhaliilay Madaxweyne Shariif Xsan sheekh Aadan,iyaga oo ku eedeeyay waxqabad la’aan.
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar iyo Xildhibaana Aamino Cali Xasan ayaa waxa ay sheegen in dadka ku nool deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed ay heestaan dhibatooyin isugu jira abaar iyo dagaalo.
Xildhibaan Idiris aya sheegay in dadka ku nool koonfur Galbeed ay Gaajo u dhimanayaan islamarkna Maamulk Koonfur Galbeed uu ka aamusay.
Sidoo kale Xildhibaanad Aamino Cali Xasan iyana sheegtay in dagaalada ka jira Gobolka Shabeellaha Hoose uusan wax ka qaban Shariif Xasan,iyo dib u dhis lagu sameeyo Ciidamada Koonfur Galbeed..
Hoos Ka Dhageyso Codadka Xildhibaanada