Madaxweynaha xilkiisa lagu muransan yahay ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in hayo cadeymo ku aadan cida ka dambeysa afgembi dhicisoobay sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu sheegay in cadeymahaas uu Gacantiisa ku hayo islamarkaana dhawaan uu soo bandhigi doono,dadka sida rasmiga ah ugu dambeeya.
Hadalka Cosoble,ayaa ku soo aadaya xili Maalmihii u dambeysay uu sheegayay in xilka qadistii lagu sameeyay ay ka dambeeyan madaxda ugu sareysa dalka Soomaaliya.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Cosoble.