Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista Rai’sul wasaaraha cusub ee xukuumada federaalka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Xassan Kheyre uu yahay shaqsi u qalma xilkaas una soo xushay in uu yahay shaqsi ay wada shaqeyn karaan.
Waxaana Madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay in lala shaqeeyo Rai’sul wasaaraha cusub.
Baarlamaanka federaalka ayuu ka balbaday in ay meel mariyaan Raisul Wasaare Kheyre.
Waxaana Raisul Wasaaraha cusub uu ujeediyay in 15-cisho gudahood uu kusoo dhiso xukuumadiisa.
halkan ka dhageyso Madaxweyne Farmaajo: