• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(Warbixin): Taariikhda Shaqo iyo Xilalka uu soo qabtay Ra’isul-wasaaraha cusub

Bilan Media by Bilan Media
February 23, 2017
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Aroornimadii hore ee saakayto waxa uu Madaxweyne Farmaajo xilka Ra’isul-wasaaraha u magacaabay Xasan Cali Kheyre oo ah Muwaadin Somali haysta dhalashadda dalka Norway.

Ra’isul-wasaaraha cusub waa 49-jir ka soo jeeda Beesha Hawiye, gaar ahaan Murusade, wuxuuna inta badan xiligiisa ku soo qaatay dalka Norway oo uu ku noolaa.

Waxa uu Madax ka soo noqday  Xafiis-gobaleedka Bariga Afrika ee Golaha Qaxootiga ee Norway (Norwegian Refugees Council (NRC).

Tan iyo sannadkii 2013-kii ilaa Haatan waxa uu hayaa xilka Agaasime-gobaleedka Bariga Afrika ee Shirkadda Soma Oil and Gas  ee laga leeyahay dalka Britain, taasi oo Qandaraas lagu baarayo Shidaalka iyo Gaaska Dabiiciga ka sahmisay qeybo ka mid ah Xeebaha Somalia.

Ra’isul-wasaaraha cusub ee DFS, Xasan Cali  Kheyre waxa uu jaal dhow la yahay Madaxweynaha xilka ka degay, Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana uu dadaal ka geystay Heshiiska lala galay Shirkadda Soma Oil and Gas.

Kooxda Baarayaasha QM ee xayiraadda Hubka saaran Somalia iyo Eritrea (The UN’s Somali and Eritrea Monitoring Group (SEMG)  waxay bishii March 12-dii  sheegeen inay baaritaan ku hayaan Shirkaddaasi oo uu Madax ka yahay Michael Howard oo haatan xubin ka ah Aqalka Odayaasha ee Barlamaanka Britain.

Warbixinta SEMG waxaa lagu xusay in Xasan Cabdi Kheyre oo  Shirkadda Soma Oil and Gas ugu qaabilsan dalalalka Bariga Afrika uu xiriir la leeyahay Xarakadda Alshabaab, waa sida lagu xusay Warbixinta.

Halkan ka akhriso Warbixintaasi:

https://www.radiodalsan.com/2016/03/13/soma-oil-and-gas-oo-lagu-eedeynayo-inay-xiriir-la-leeyihiin-alshabaab/

Warbixin kale waxay Kooxda Baarayaasha QM ee xayiraadda Hubka saaran Somalia iyo Eritrea (The UN’s Somali and Eritrea Monitoring Group (SEMG)  ku sheegeen inaysan Soma Oil and Gas iyo Xasan Cali Kheyre wax xiriir ah la laheyn Alshabaab.

Halkan ka akhriso Warbixintaasi:

https://www.radiodalsan.com/2016/07/21/shirkadda-shidaal-ka-baarayso-xeebaha-somalia-oo-lagu-waayey-inay-xiriir-la-leeyihiin-xarakadda-alshabaab/

Ra’isul-wasaare Kheyre waxa uu dadaal u galay sidii uu isaga tirtiri lahaa Eedeymaha loo soo jeediyey, iyadoo Dowladda Norway, Kooxda Baarayaasha QM ee xayiraadda Hubka saaran Somalia iyo Eritrea (The UN’s Somali and Eritrea Monitoring Group (SEMG)  iyo Dowladda Britain waxay si wadajir ah u sheegeen in lagu waayey dhamaan Eedeymihii lagu soo oogay.

Ra’isul-wasaare Kheyre oo sannadihii la soo dhaafay ku noolaa dalka Britain ayaa waxay Dowladda Federalka u sharaxday inuu qabto xilka Xoghayaha Guud ee Urur-gobaleedka IGAD oo uu haatan hayo Maxbuub Macallim.

Halkan ka akhriso Warbixintaasi:

https://www.radiodalsan.com/2016/04/14/xog-igad-oo-diiday-in-muwaadin-somali-ah-loo-magacaabo-xoghayaha-guud-ee-igad/

IGAD ayaa beenisay arrintaasi, sida laga soo xigtay Maxamed Cabdi Afeey.

Halkan ka akhriso Warbixintaasi:

https://www.radiodalsan.com/2016/04/16/igad-oo-beenisay-inay-diideen-inuu-muwaadin-somali-ah-xil-sare-ka-qabto-ururkaasi/

Dadaal sannado badan qaatay kadib, Xasan Cali Kheyre waxa uu nasiib u helay in maanta oo ay Taariikhdu tahay (February 23, 2017) loo magacaabay  xilka Ra’isul-wasaaraha.

Magacaabistiisa ayaa timid hal maalin kadib, markii la qabtay Munaasbadda Caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inaan la filaynin in Xasan Cali Kheyre loo soo magacaabi doono Xilkaasi, oo loo saadaalinayey Shaqsiyaad kale oo muddooyinkii ugu dambeeyeyKalyanti ku ahaa La-joogista Madaxweyne Farmaajo.

Si kastaba ha ahaatee, magacaabistiisa ayaa la isla  dhex marayaa inay u fududeysay isagoo saaxiib dhow iyo xididba la ah Madaxweyne Farmaajo.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo kahadlay Magacaabista Rai’sul Wasaaraha cusub.

Next Post

Xasan Kheyre “Wa aqbalay magacaabida barlamaankana waxaana so dhisi doonaa dawladda ay shacabku leeyihiin”

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Next Post

Xasan Kheyre "Wa aqbalay magacaabida barlamaankana waxaana so dhisi doonaa dawladda ay shacabku leeyihiin"

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Dadka Soomaaliyeed badankood ma isticmalan fiitamiinnada  sabab la xariira  in aysan helin wacyi gelin ku filan oo ku saabsan  muhiimada...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi,...

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kooxda Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah, iyada oo tallaabadan lagu...

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisa 11-aad, iyadoo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane...

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
  • Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
  • Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
  • Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00