Qoraal uu Madaxweyne Yoweeri Museveni u diray Wasiirkiisa Maaliyadda, Matia Kasaija, ayuu kaga codsaday in CANSHUUR LAGA QAADO Macaamiisha Shabakadda Bulshadda ee WhatsApp
Madaxwynaha waxa uu yiri: “Macaamil kasta waa inuu maalin kasta bixiyaa canshuur dhan 100-Shillinka Ugandaâ€.
Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Uganda, Frank Tumwebaze, waxa uu sheegay inuu Hadafku yahay in la xadido adeegsiga Codsiyadda Mobaylada shisheeyaha.
Dhinaca kale, dadka Reer Uganda ayaa la yaabay amarkaasi, inkastoo ay horey u soo dhaweeyeen Amarkii Madaxweynuhu ku joojiyey canshuurta laga qaado dadka rakaabka ee raaca Mootooyinka Boda-boda.