Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Baydhaba

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ka kooban xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud kusoo dhaweeyay Madaxweynaha KGS Mudane C/Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), goloyaasha dowladda, maamulka Baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor