• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Faallo:Loolanka Siyaasadeed ee Maamul-u-samaynta Goballada Dhexe oo heer sare gaaray iyo saluug xooggan oo laga muujinayo Shirka Cadaado

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 28, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Magaallo-madaxda Maamulka Ximin iyo Xeeb oo ay fidsan tahay Gogosha Shirka Maamul-u-samaynta  Goballadda Dhexe  ayaa waxaa ku sugan Ergooyin aad u fara badan, kuwaasi oo isugu jira Aqoonyahanno, Siyaasiyiin, Musharixiin iyo Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha wada deggan G/gaduud iyo Mudug.

Qaabka Shirku ku socdo ayaan loo riyaaqi karin, waxaana muuqda dulduleelo iyo faragelin badan oo sababi karta inuu marin-habow ku yimaado Taabagalka Shirkaasi, oo aad loogu han weyn yahay in lagu dhidbi doono Maamul-gobaleedka Bartamaha Somalia.

Masraxa Siyaasadda ee Shirka Cadaado ayaana waxaa ka muuqda Loolan baahsan, Is-xulafaysi, Nin Jeclaysi iyo dhaqdhaqaaqyo hoose oo laga dheehan karo  xarig-jiid siyaasadeed.

Waa hubaal in  inta badan  Musharixiinta Madaxtinimadda Bartamaha Somalia yihiin kuwo ku sidkan Labada Isbahaysi Siyaasadeed ee ka jira Somalia (Damul- Jadiid iyo Aala Sheekh), kuwaasi oo saamayn xooggan ku yeeshay Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Dhexe.

Labadaa Isbahaysi oo aan si sharci ahaan loogu dhawaaqin ayaa waxaa Kooxda Damul-jadiid lagu tiriyaaa Siyaasiyiinta la jaalka ah Madaxweynaha DFS, Xasan Sheekh Maxamuud, halka Isbahaysiga kale ee Aala Sheekh yihiin  xubnihii Maxkamadaha Islaamka ee  siyaasadda soo galay Xilligii Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay Isbahaysiga Siyaasadda ee Damul-jadiid ee ay inta badan ku abtirsadaan xubnaha Dowladda Federalka olole xooggan  ugu jiraan sidii uu Musharax ka tirsan Isbahaysigooda ugu guuleysan lahaa xilka Madaxtinimadda Maamulka Bartamaha Somalia.

Waana taasi  sababaha Siyaasiyiin, Xildhibaano, Ganacsato iyo Aqoonyahanno magac leh  oo ka kala  tirsan Isbahaysiyadaasi diyaarado looga soo daabulayo Muqdisho, si ay xeellad iyo xoolo ugu  soo jiitaan Aqlabiyadda Shirka, si codad dufanaysan loo helo  marka la gaaro  Xilliga Kala Reebka ee Cod-bixinta Musharixiinta Madaxtinimadda ee Maamulka Bartamaha Somalia.

Markaynu si hoose u dabagalno Madasha Shirka Cadaado, waxaa hubaal ah inay cabashooyin iyo guux-hoosaadyo badan jiraan, Beelo sheeganaya in quursi lagu hayo, kuwo ku kala qeybsan Siyaasadda iyo Dhaqanka iyo Beelo kale oo ku gorgortamayo inay sed u leeyihiin  Xilalka ugu tunka weyn Maamul-gobaleedka Bartamaha Somala ee weli la sugayo curashadiisa.

Ma kala cadda qaabka uu noqon karo Maamulkaasi inay Beelaha Deegaanka ku mideysnaan karaan iyo in lagu halqabsan karo Looma Wada Dhama Maamul-gobaleedkaasi.

© Dalsan Radio

Previous Post

WAR-MURTIYEED-Baaq ku saabsan khilaafka siyaasadeed oo ka jira Baarlamaanka Jubaland

Next Post

Dhagayso : Warka Caawa 28-05-2015 by Abuukar Axmed Xasan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Next Post

Dhagayso : Warka Caawa 28-05-2015 by Abuukar Axmed Xasan

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si isdaba joog ah uga shaqeynaya soo celinta bilicda caasimadda iyo...

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

by Liban
May 13, 2025
0

MIRALE, SOMALIA — The United States Africa Command (AFRICOM) has confirmed that it carried out a targeted airstrike on May...

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Waxaa la filayaa in toddobaadkan si rasmi ah magaalada Muqdisho loogu dhawaaqo urur siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Caddaaladda iyo...

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Goboleedka Puntland ayaa baaq degdeg ah u dirtay Beesha Caalamka, iyada oo ka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
English News

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Blood and Water Cannot Flow Together”: Indian PM Modi Delivers Stern Warning to Pakistan Amid Fragile Ceasefire,
English News

“Blood and Water Cannot Flow Together”: Indian PM Modi Delivers Stern Warning to Pakistan Amid Fragile Ceasefire,

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Lands in Saudi Arabia, Showers Crown Prince Mohammed bin Salman with Praise Ahead of Gulf Tour
English News

Trump Lands in Saudi Arabia, Showers Crown Prince Mohammed bin Salman with Praise Ahead of Gulf Tour

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
  • U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
  • Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
  • Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00