La-taliyihii Madaxweyne Donald Trump ee Amniga Qaranka oo is-casilay.

Michael Flynn ayaa is-casilaadiisa ku dhawaaqay goor dambe oo xalay ah, kadib, markii uu markii la sheegay inuu Safiirka Raashiya u jooga Washington kala hadlay Cunaqbataynta Maraykanka ee Raashiya.

Is-casilaadiisa ayaa timid saacado kadib, markii ay Waaxda Caddaaldda uga digtay Aqalka Cad isbuucyo ka hor inuu La-taliyahaasi la kulmay Safiirka Raashiya u jooga Maraykanka, Sergey Kislayk k hor inta uusan Donlds Trump xilka la wareegin bishii Jnayo 20-dii.

Dhinac kale, Aqalka Cad ayaa xaqiijiyey inuu is-casilay La-taliyihii Madaxweynaha ee dhinaca Amniga Qaranka, Mike Pence, waxaana xilkaasi si KMG loogu magacaabay Keith Kellogg oo ah Jeneral Milliteri oo Hawlgab noqday. Isla markaana ahaa Madaxa Shaqaalaha ee Golaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media