Golaha Ammaanka ee QM oo cambaareeyey Tijaabadii Waqooyiga Kuurya ee Gantaalka cusub.

15-ka xubnood ee Golahaasi ayaa Kulan Khaas ah ka yeeshay arrintaasi, waxayna ku baaqeen in la kordhiyo dadaalka lagu xoojinayo Cunaqabataynta saaran dalkaasi.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Golahaasi ayaa waxay ku cambaareeyeen dhamaan Tijaabinta iyo Dhaqdhaqaaqyadda Gantaalladda Balaastikada ee Waqooyiga Kuurya.

Gantaalka cusub ee ay Waqooyiga Kuurya tijaabiyeen Axaddii la soo dhaafay waxa uu wax ka duqeyn karaa in ka badan 2-kun oo KM

QM waxay sannadkii 2006-dii Cunaqabatayn ku soo rogtay Dowladda Waqooyiga  Kuurya, kadib, markii ay  tijaabiyeen Gantaalladda casriga iyo Hubka Nukliyeerka.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media