Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay ku waramayaa in xalay ilaa saakay Madaxda Golaha Iskaashiga ay u socdaan kulamo gooni Gooni ah.
Kulamada ayaa waxa ay uga hadlayaan qodobadii shalay ay iskula soo qaateen Shirkii Golaha ee shalay ka furmay Magalada Garoowe iyo kulamada soo socda,waxaana sidoo kale si gooni ah isku arkaya Gudddiyo ka socda Dowlad Goboleedyada
Jawiga Magalada Garoowe ayaa ka bedelan Maanta sidii hore,waxaana laga dareemayaa shirar goobi gooni ah oo ay yeelanayaan Madaxda Dowlad Goboleedyada.