13-September ee sanadka Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya waxa ay wada gaareyn heshiis la xiriira is dhaafsi gaancsi
Kadib kulankii Shir madaxeedka IGAD oo xiligaa Somalia ay marti galisay
Heshiiskaas ayaa labada wadan gaareyn xili Dowlada Federaalka ay Xayirtay Qaadka Kenya ay usoo dhoofiso Somalia
Waxaana labada Madaxweyne ay isla Saxiixdeyn ilaa 3-qodob
Aamina Maxamed Wasiirka Arimaha Dibada Kenya ayaana Heshiiskaa Madasha ka aqrisay
Mudaa waxaa kasoo wareegatay 3-biloow waxaana dhamaaday Mudadii lagu balamay Fulinta Heshiiskaasi
Somalia 24-Gudahood waxa ay ku fulisay Heshiiska oo waxa ay xayiraadii ka qaaday Qaadka
Warbixinta Soo socota waxaan ku eegi doonaa waxa ka fulay heshiiskaas
Halkaa ka dhageyso Warbixinta Wariye Saleymaan Xaaji Axmed Raage