• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ilhaan Cumar oo sheegtay inay kordheen hanjabaadaha dilka ee iyada ka dhanka ah

Bilan Media by Bilan Media
April 15, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaanad Ilhaan Cumar o oka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa sheegtay inay kordheen Farriimaha iyada loogu hanjabayo in la dili doono, kadib, markii uu Madaxweyne Trump dhawaan bartiisa Twitter-ka soo dhigay Qoraal iyo Muuqaal uu ku xiriirinayo inay iyada wax ka ogeyd Qaraxyadii Diyaaradihii ee ay Ururka Alqaacida bishii September 11-dii ee sannadkii 2001-dii la begsadeen Daarihii Mataanaha ee dalkaasi.

Hadal-qoraal oo ay Seantor Ilhaan Cumar soo saartay waxay ku sheegtay tan iyo markii uu Trump bartiisa Twitterka soo dhigay qoraalka iyo Muuqaalka Video-ga inay kordheen cabsi-gelinta tooska ee nolosheeda, iyadoo inta badan hanjabadaasi ka jawaabayaan Muuqaalka Video-ga ee Donald Trump.

“Hadallada samayn kara colaadaha iyo dhamaan qaababka hadalladda Nacaybka wax boos ah kuma laha Bulshadeenna, waana wax aad uga yar waxa ka yimid Taliya Guud ee dalkeenna, dhamaanteenna waxaan nahay Maraykan” ayey Ilhaan Cumar ku qortay Qoraalkeeda.

Waxayna intaasi ku dartay in loo baahan yahay in la joojiyo dhamaan wax khatarta gelin kara Nolosha.

Qoraalka iyo Muuqaalka uu Donald Trump habeenkii Jimcaha ee la soo dhaafay uu soo dhigay Bartiisa Twitterka waxa sheegay inaysan marnaba wada illaabi doonin weerarkii September 11, wuxuuna Muuqaalkii Weerarkii Diyaaradaha loo adeegsaday ku xiriiriyey hadal ay Senator Ilhaan Cumar  ka jeedisay Kulan dabayaaqadii bishii hore ee March  magaalladda Los Angeles, oo ay ku sheegtay  inay  shasiyaad qaar geysteen Falkaasi, oo ay ugala jeeday weerarkii September 11-dii  ee sannadkii 2001-kii.

Balse, Trump waxa uu Twitterkiisa soo raaciyey Muuqaalka Diyaaradihii duweeyey Daaraha Mataanaha iyo sawaxankii dadkii xilligaasi ku go’doonsanaa dhismayaashaasi ku yaalla magaalladda New York.

Xubno ka tirsan Ururka Alqaacida ayaa waxay bishii September 11-dii ee sannadkii 2001-dii afduubteen 2 Diyaraado Rakaab ah, la beegsadeen Dhismaha Daaraha Mataanaha ee Xaruntii Ganacsiga Adduunka ee magaalladda New York, iyadoo Diyaaraddii 3-aad ay ku duqeeyeen dhismaha Waaxda Difaaca Maraykanka, halka ay Diyaraadii 4-aad ku burburtay meel ku dhow magaalladda Shanksfil ee Gobalka Feneselfaniya.

Ururka Alqaacida ayaana dhabarka u ritay Duqeymahaasi oo dhacay muddo haatan laga joogo 18-sanno waxaa la sheegay inay ku geriyoodeen dad lagu qiyaasay 2,996 qof.

Previous Post

Sawirro:-Maamulka Gobolka Banaadir iyo Gaadiidleyda BL-ka oo kulan yeeshay

Next Post

Shirkadda DP World oo balan qaad cusub u sameeysay Maamulka Puntland

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post

Shirkadda DP World oo balan qaad cusub u sameeysay Maamulka Puntland

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

In a significant diplomatic milestone, the United Kingdom has formally recognized Somalia for pioneering the world’s first comprehensive national ammunition...

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

The Federal Government of Somalia’s Ministry of Information, Culture and Tourism has participated in a key regional summit organized by...

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — As the world marks June 12 – the World Day Against Child Labour, Somalia’s Ministry of Labour...

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In an emotional and triumphant moment for families and the wider fishing community, three Somali fishermen who...

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks
English News

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
English News

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
English News

CHILDREN DON'T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift
English News

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances
English News

Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement
English News

Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks
  • Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
  • CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
  • Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00