Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo maanta kulan lu yaashay Magaaladda Muqdishu, ayaa bayaan kasoo saaray koontada haweenka soomaaliyeed ay ka doonayaan dowladda cusub ee soo socota.
Haweenka Soomaalidda ayaa dowladda cusub ka doonaya 30%.
Halkaan ka dhegeyso bayaanka: