Maamulka Degmadda Galbahaareey ee Gobolka Gedo ee Soomaaliya, ayaa u sheegay idaacadda Dalsan in daraasiin ruux ay usoo xir xireen Qarax shalay ka dhacay baqaar ku yaala degmadaasi.
Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku geeryootay qarax, mana jirin cid sheegatay weerarkaasi.
Maxamuud Cali Axmed Taliyaha Booliska Garbahaarey, waxaa uu sheegay in ay wali wadaan baaritaano ku aadan cidii ka dambeysay weerarka.
Qaraxii shalay ka dhacay Galbahaayeey waxaa uu kaa kii labaad oo shalay ka dhacay magaaladda Muqdishu.