Gudoomiyaha maxkamada darajada 1-aad ee mudug oo lagu dhaawacay Galkacyo

Galkacyo(Radio Dalsan):- sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil iyo maasuulyiin ka tirsan mamulka Puntland gudoomiyaha maxkamada darajada 1-aad Mudug ee dhanka maamulka Puntland C/raxmaan Kilwa ayaa koox ku hubeysan bastoolad waxa ay dhaawac ugu geeteen gudahamada Galkacyo

gudoomiyaha ayaa dhaawaciisa waxaa la dhigay isbilka weyn ee wuqoyga magalada Galkacyo

mana jirto ilaa iyo hada masuul ka hadlay dhaawaca C/raxmaan Kilwa

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media