Sh/Dhaxe(Radio Dalsan):- gudoomiyaha dhanka amniga iyo siyaasada dagmada Cadale ee gobolka Shabeelada Dhaxe C/raxmaan Axmed Cabdi oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in haatan ay socoto kulamadii ugu danbeeyay oo xalwaara oo laga gaari lahaa xiisada dagaal beeledyada ee kataagan tuulooyin hootaga dagmada Cadale ee gobolka Shabeelada Dhaxe
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka