War qoraala oo ka soobaxay gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha ayaa lagu faahfaahiyay xiliga kama dambeysta ah ee la banayo doorashada madaxweynaha Jamhuuryadda Somaaliya.
Gudigu waxa ay shegeen in la qabanayo doorashada 8-bisha soo socota ee Feebaraayo inta ka sokeyna la sii qabanayo howlaha diiwaan gelinta iyo dhageysiga khudbadanaha Murashixiinta.
Akhriso qoraalka Gudiga qabanqaabada.