Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadlle ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,isagoona u magacaabay Degmada Guddoomiye cusub.
Guddoomiyaha cusub ee Degmada Warsheekh ayaa waxaa loo Magacaabay in uu noqdo Cumar Maxamed Cumar,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii xilka qaadista lagu sameeyay ee Col. Axmed Xuseen Axmed (Shiidka).
Hoos ka Akhriso Wareegtada.