Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay jadwalka doorahada 16 kursi

Guddiga maamulka doorashada  dowlad goboleedka Puntlaand, ayaa shaaciyay jadwalka doorahada 16ka kursi ee taala magaalada Boosaaso.

Waraqad kasoo baxday Guddiga maamulka doorashada Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Doorashada la qaban doonaa 5-ta bisha ilaa iyo 6-da bisha Soo socota.

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor