War qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka ee aan weli xilka wareejinin ayaa lgu magacaaby Guddiga Qabanqabadda Cleema-saarka Madaxweyne Farmaajo.
Guddigaasi ayaa ka kooban 8 Wasiir oo kala ah: Arrimaha Gudaha, Dibedda, Caddaalada, Amniga, Maaliyadda, Qorsheynta iyo Xannaanadda Xoolaha.
Halkan ka akhriso Qoraalka Mgacaabista oo uu ku saxiixnaa Ku-xigeenka Ra’isul-wasaaraha, Maxamed Cumar Carte:-
©Radio Dalsan