• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 3, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Gaari ay Boliska Kenya lahaayeen oo la qarxiyey iyo Ciiddamo Shisheeye oo qorsheynayo Hawlgal ka dhan ah Xarakadda Alshabaab

Bilan Media by Bilan Media
August 28, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wargeyska The Star ayaa qoray in Shiikh Muslim ah uu ku geeriyooday qarax lala beegsaday Gaari uu kula safrayey Ciiddan Kenyan ah oo ka soo ambabaxay Deegaanka Raas Kambooni, kuna sii jeeday Deegaanka Kiunga ee Gobalka Laamu ee dalka Kenya.

Marxuumka  oo  magaciisa lagu sheegay  Sheekh Mohamed Shima ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday isla goobtii uu qaraxu ka dhacay.

Sidoo kale, Sarkaal ka tirsan Milliteriga Kenya oo u  muuqday inuu isaga lala damacsanaa Qaraxaas ayaa la sheegay inuu ka badbaaday,  inkastoo uu ka dhaawacmay gacanta.

Gaariga la qarxiyey oo noociisu ahaa TGF waxaa lahayd Dowladda Kenya, iyadoo lagu soo daad gureeyey ciiddamo la geynayey Deegaankaasi

Hawlgal ay Ciiddanka Kenya ka sameeyeen goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa la sheegay in lagu soo qabtay Nin ku hubeysnaa qori noociisu ahaa AK 47, kaasi oo ay Ciiddanku kaxeysteen.

Dhinaca kale, Wargeyska The Star oo soo xigtay ilo diiday in  magacooda la shaaciyo ayaa qoray in Ciiddamo Khaas ah oo ka kala socda Maraykanka iyo Britain kala shaqeynayaan Ciiddanka Kenya Hawlgal ballaaran oo ka dhan ah Dagaalaayaasha Xarakadda Alshabaab ee ka hawlgala Deegaanadda ku dhow Xuduudka Kenya iyo Somalia.

©Radio Dalsan

Previous Post

Kenya oo ka codsatay Japan in laga taageero Dagaalka lagu jiro Kooxaha loogu yeero Argagixisada.

Next Post

Talyaaniga oo lagu xiray Muwaadin Somali oo Qaad badan watay.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Madasha Mucaaradka oo Shir Xasaasi ah Ku Leh Muqdisho Ka Hor Kulanka Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

July 2, 2025
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Kulan Caalami ah la yeeshay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Dhalinyarada Mootada Fekon-ka ku Shaqeysata oo Banaanbax ka Dhigay Isgoyska KM4 ee Muqdisho

Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika oo ku dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah u soo xiray Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Next Post

Talyaaniga oo lagu xiray Muwaadin Somali oo Qaad badan watay.

Outcry in Mogadishu Over Alleged Plan to Sell Siinay Market Land

by Gesey Liban
July 3, 2025
0

The Somali government is facing growing backlash following reports that it is planning to sell land occupied by Siinay Market...

Madasha Mucaaradka oo Shir Xasaasi ah Ku Leh Muqdisho Ka Hor Kulanka Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh

Madasha Mucaaradka oo Shir Xasaasi ah Ku Leh Muqdisho Ka Hor Kulanka Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
July 2, 2025
0

Siyaasiyiinta Madasha Mucaaradka Soomaaliyeed ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta shir xasaasi ah ku leh...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Kulan Caalami ah la yeeshay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Kulan Caalami ah la yeeshay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

by Ilhaan
July 2, 2025
0

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Sevilla ee...

Dhalinyarada Mootada Fekon-ka ku Shaqeysata oo Banaanbax ka Dhigay Isgoyska KM4 ee Muqdisho

Dhalinyarada Mootada Fekon-ka ku Shaqeysata oo Banaanbax ka Dhigay Isgoyska KM4 ee Muqdisho

by Ilhaan
July 2, 2025
0

Dhalinyarada ku shaqeysata Mootada Fekon-ta ayaa maanta banaanbax cabasho ah ka dhigay isgoyska muhiimka ah ee KM4 ee magaalada Muqdisho,...

Outcry in Mogadishu Over Alleged Plan to Sell Siinay Market Land
English News

Outcry in Mogadishu Over Alleged Plan to Sell Siinay Market Land

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madasha Mucaaradka oo Shir Xasaasi ah Ku Leh Muqdisho Ka Hor Kulanka Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Madasha Mucaaradka oo Shir Xasaasi ah Ku Leh Muqdisho Ka Hor Kulanka Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Kulan Caalami ah la yeeshay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Warar

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Kulan Caalami ah la yeeshay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dhalinyarada Mootada Fekon-ka ku Shaqeysata oo Banaanbax ka Dhigay Isgoyska KM4 ee Muqdisho
Warar

Dhalinyarada Mootada Fekon-ka ku Shaqeysata oo Banaanbax ka Dhigay Isgoyska KM4 ee Muqdisho

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika oo ku dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Warar

Diyaarad Helicopter ah oo ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika oo ku dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah u soo xiray Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah u soo xiray Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka

July 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Outcry in Mogadishu Over Alleged Plan to Sell Siinay Market Land
  • Madasha Mucaaradka oo Shir Xasaasi ah Ku Leh Muqdisho Ka Hor Kulanka Labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh
  • Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Kulan Caalami ah la yeeshay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
  • Dhalinyarada Mootada Fekon-ka ku Shaqeysata oo Banaanbax ka Dhigay Isgoyska KM4 ee Muqdisho

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00