Gaar ah: Garoonka Aden Cadde oo Laga Bilaabay Duulimaad Habeenkii ah

Garoonka Aden Cadde Ee Magaaladda Muqdisho ayaa bilaabay Duulimaadyo dadka ay heli karan waqtiyada Habeenkii waana Markii ugu horeysay Tan iyo 1991kii.

Xalay waxa garoonka ka duushay Diyaaradda Jubba Airways waxana soo dhaweeyay arinkasi Rakaab aad ugu baahnaa Duulimaadyada Waqtiyada Habeenkii ah.

airport ggg night

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor