• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 8, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

FAALLO: Dowladda Federaalka oo ay ku soo faruurmeen Mowjado Siyaasadeed

Bilan Media by Bilan Media
September 7, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa waxay haatan wajahaysaa Mowjado Siyaasadeed, oo ay adag tahay sida ay isaga moosi karaan, marka loo eego Khilaafyaddii ay Madaxdii Dowladihii hore ku kala irdhoobeen.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay DFS majaha la gashay Taxane Mucaaradeed, kuwaasi oo isugu jiraan kuwo muuqda iyo qaar la hoosaasinayo.

Siyaasiyiinta ka madax bannaan Labada Gole ee Dowladda ayaa rumeysan inay jiraan Qaladaad DFS looga baahan yahay dib-u-eegis sixitaan leh iyo in si daah-furnaan leh loo garwaaqsado Qaladaadka saamaynta ku yeelan kara Danaha Qaranka.

Waa hubaal in Madaxda curdinka ah ee DFS u baahan yihiin Laylis dhinaca Maamulka Dowladeed iyo Siyaasadda, si loo yareeyo falalka qaladaadka ee ay dhici karto inay ku degdegaan.

Marka la eego Guuxa Dadweynaha waxaa ku jira Saluug iyo Himilo-xumo ku aadan Tisqaadka DFS ee ay horey ugu soo dhaweeyeen Taageero 100% ahayd.

La-yaab ma leh inay dhegahaaga ku soo dhacaan Erayo ay dadweynaha ku naqdinayaan mabda’ a guud ee DFS, wuxuuna Dareenkooda ku soo hoorayaa inaysan DFS noqotay La-mood noqonse weyday.

Xaalladda Heer-kulka Siyaasadda waxa laga dareemi karaa Siyaasiyiinta, gaar ahaan Xildhibaanadda sida kulul u naqdiya Wasiiradda Federalka oo ay u arkaan kuwa Layli-barad ku ah Hoggaaminta iyo Siyaasadda.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay DFS ka badbaadi karto Mowjadaha Siyaasadeed, marka laga reebo Ajendayaasha Xasaasiga ee sida xooggan u gilgili kara Hoggaaminta Qaranka.

hadalkii Xukuumadda Federalka ee ay ku taageereen Go’aankii ay Dowladda Ethiopia ay ugu gacan geliyeen C/kariim Sheekh Muuse “Qalbi-dhagax” ayaa noqday mid ay ku kasbadeen Mucaaradnimo iyo Taageero.

Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Barlamaanka Federalka ayaa si mutuxan uga hor yimid Go’aankaasi, kuna tilmaamay mid lagu degdegay, khatarna ku ah Xuquuqda Muwaadinka iyo Danaha Qaranka.

Xildhibaanadaasi waxay si cad u sheegeen inay qorsheynayaan inay Mooshin Fal-celin ah ka keenaan Go’aankii Xukuumadda Federalka ee dhiibistii C/kariim Qalbi-dhagax oo isagu ahaa Sarkaalka ka tirsan Jabhadda Xoreynta ONLF.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan in Go’aankii Xukuumadda ku ayideen in Ethiopia loo gacan geliyo Sarkaalkaasi ku jiraan dhowr qoddob oo ay tilmaameen in loo baahnaa in si fiican loo faaf-reebo.

 

 

Previous Post

Dhageyso: Warka Duhur Ee Radio Dalsan

Next Post

Dhageyso:-Qodobadii ka soo baxay kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya+Sawirro

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo
Caalamka

Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo

May 8, 2025
DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland
Warar

DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland

May 8, 2025
“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”
Warar

“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”

May 7, 2025
“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid
Warar

“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid

May 7, 2025
Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah
Warar

Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah

May 7, 2025
Next Post

Dhageyso:-Qodobadii ka soo baxay kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya+Sawirro

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

by Ilhaan
May 8, 2025
0

kulanka 11-aad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa...

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

by Liban
May 8, 2025
0

The Federal Government of Somalia (FGS) has unveiled a contentious plan to establish a new autonomous administration in Jubbaland, in...

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

The National Consultative Council (NCC) released an official communiqué on Wednesday evening following the conclusion of its recent summit held...

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has strongly criticized President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of sabotaging the National Consultative...

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
English News

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
English News

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum
English News

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership
English News

Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation
English News

Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
  • Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
  • National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
  • Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00