• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Faahfaahin & Sawiro: Kulan ballaaran oo loogu taageerayey Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo gebagebeeyey Muqdisho.

Bilan Media by Bilan Media
July 27, 2016
in Warar
Reading Time: 6 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kulan ballaaran oo ay Duubabka Dhaqanka ee Beelaha Mudulood soo qabanqaabiyeen, laguna taageerayey Madaxweynaha Dowladda Federalka inuu mar kale isku soo taago Xilkaasi ayaa lagu soo gebagebeeyey Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho.

ku dhawaad 1500 oo qofood ayaa madasha soo xaadirtay, wuxuuna Kulankaasi socday muddo shan saacadood oo aan lagu kala kicin.

Mas’uuliyiinta iyo Duubabka Dhaqanka ee Kulankaasi ka soo qeyb gashay waxaa ka mid ahaa Raisul -wasarihii hore ee Somalia, Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde”,  Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xildhibaan Prof. Cusmaan Xaaji Maxamuud “Dufle” Siyaasiga Muuse Suudi Yalaxow,  Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federalka iyo Hoggaamiye Dhaqameedyo maamus ku dhex leh Beelaha Mudulood.

Imaamka Beelaha Mudulood, Iimaam Maxamed Yuusuf oo Kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inay taageero buuxda u hayaan Madaxweyne Xasan Sheekh, isla markaana u rajeynayaan in mar labaad loo soo dooran ddoono Hoggaaminta Qaranka.

Muuse Suudi Yalaxow ayaa isagana carrabka ku adkeeyey inay Beelaha Mudulood ku mideysan yihiin Taageerida Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay muhiim tahay inay dadku helaan Hoggaan ay ku wada qanacsan yihiin.

Ra’isul-wasaarihii hore ee Dowladdii KJMG, Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde” ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo Tallaabadda iminka ka muuqata Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Mudulood.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federalka Xildhibaan Prof. Cusmaan Xaaji Maxamuud “Dufle” iyo xubno ka tirsan Labada Gole ee Dowladda Federalka ayaa iyagana soo dhaweeyey Taageeradda Musharaxnimadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,waxayna ku ammaaneen Hoggaankiisa suuban iyo Horumarka Siyaasadeed, Nabadda iyo Baahinta Maamulka Federalka.

Kulanka ay Ergooyinka Beelaha Mudulood ku yeesheen Hotelka City Palace ee magaalladda Muqdisho ayaa waxaa aad loogu lafaguray Taariikhda ay ku leeyihiin Hoggaaminta dalka, iyadoo Madaxweynihii ugu horreeyey ee Somalia, Allaha U Naxarfiistee Aadan C/lle Cismaan uu ka soo jeedo Beelaha Mudulood, isla markaana uu ahaa Madaxweynihii ugu horreeyey ee si Dimuqraadi loo soo doortay, xilkana si Dimuqraadi ah kaga degay.

Si kastaba ha ahaatee, Beelaha Mudulood waxay ka mid yihiin Beelaha ugu magaca iyo maamuska badan, isla markaana kaalin hore kaga jira Hawlaha Siyaasadda iyo Horumarinta Qaranka.

Displaying IMG_6479.JPG

Displaying IMG_6479.JPG

©Radio Dalsan

IMG_6439 IMG_6487 IMG_6542

IMG_6455
IMG_6461 IMG_6459 IMG_6458 IMG_6456 IMG_6436 IMG_6437 IMG_6453 IMG_6455

Previous Post

Salaad Cali Jeelle: “Saalax Badbaado waxa uu ahaa Nin musalafay, lana maskax rogay”.

Next Post

Ex-Somali MP behind UN Mogadishu attack described legislators as “apostates” before defection

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Ex-Somali MP behind UN Mogadishu attack described legislators as “apostates” before defection

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00