• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 8, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Faah faahin:- Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Magaalada Beledweyne

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 12, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay duleedka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan qaraxaasi.

Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in Deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 13kmt dhinaca waqooyi ugu beegan Magaalada Baladweyne uu ka dahcay Qarax Miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa yimid kadib markii miino ay la kacday Gaari siday qaad, kaasi oo marayay inta u dhexaysa Ceelgaal iyo Beledweyne, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay Qaraxaasi hal qof, waxaana dhaaqacyo ay kasoo gaareen Seddex ruux oo shacab ah, oo ka mid ah dadkii rakaabka ahaa ee Gaariga saarnaa.

Dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi ayaa la sheegay in lasoo gaarsiiyay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Goblka Hiiraan, halkaasi oo xaaladdooda Caafimaad lagula tacaalayo.

Laamaha ammaanka Gobolka Hiiraan iyo maamulka Gobolku waliw ax war ah kaam soo saarin Qaraxaasi khasaaraha gaystay, sidoo kale ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxaasi.

Previous Post

RW Rooble oo Nairobi kulan kula qaatay qaar ka mid ah Safiirada beesha Caalamka

Next Post

Shariif Sheikh Axmed oo ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Dhuusamareeb

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

July 7, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Next Post

Shariif Sheikh Axmed oo ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Dhuusamareeb

Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador

Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador

by Gesey Liban
July 8, 2025
0

MOGADISHU – As Somalia ramps up preparations to participate in the upcoming Arab University Games in Doha, Qatar, the country’s Minister of Youth and...

Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation

Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation

by Gesey Liban
July 8, 2025
0

MOGADISHU – The Mayor of Mogadishu and Governor of the Banadir Region, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), hosted a courtesy meeting at his...

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta booqasho dhiirigelin iyo dhiirrigelin qaran ah ku tegay...

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Xaaladda degmada Moqokori iyo deegaannada hoos taga ayaa saaka aad u kacsan kadib dagaallo culus oo billowday waaberigii hore ee...

Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador
English News

Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation
English News

Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation

July 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
High-Level Talks in Egypt: Presidents Hassan Sheikh and Al-Sisi Discuss Strategic Bilateral Cooperation
English News

High-Level Talks in Egypt: Presidents Hassan Sheikh and Al-Sisi Discuss Strategic Bilateral Cooperation

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Prepares to Join Arab University Games in Doha: Youth and Sports Minister Meets Qatari Ambassador
  • Mayor of Mogadishu Meets Sudanese Ambassador to Strengthen Bilateral Urban Cooperation
  • Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
  • Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00