Madaxweyne Erdogan ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan ka dhacay magaalladda Istanbuul, wuxuuna xusay inay Ciiddanka Turkiga iyo kuwa Maraykanka ka magaalladda Raqa ee Xarunta u ah Kooxda Dacish ka dhigi karaan Qabuurihii Maleeshiydaasi.
รขโฌลMaraykanka weyn, Isbahysig iyo Turkiga waxay eoodaan inay gacmaha is-qbsadaan iyo inay Raqa ka dhigaan Qabuurihii Daacishรขโฌย ayuu yiri Madaxweynaha oo intaasi ku datay inay Daacish eegan doonaan meel kale oo ay isku qariyan,
Hadalkiisa ayaa yimid, iyadoo Erdogan la filayo inuu dhigiisaรย Maraykanka, Donald Trump ku kulmi doono mgalladda Washington bisha May 16-da.
Dhinaca kale, Erdogan waxa uu sheegay inuu Madaxweyne Trump u gudbin doono Dukumeentiyo muujinaya inay Mleeshiydda YPF ee xiriirka la leh PKK yihiin kooxo Argagixiso.
รยฉRadio Dalsan