Aqalka Sare ee BFS oo maanta doortay Guddiyadda Joogtada ee Aqalkaasi.

Xildhibaanadda Aqalka Sare ee BFS  waxay maanta yeesheen Kulankoodii 27-aad ee Kalfadhigooda 1-aad, wxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi C/llahi.

Kulnkaasi waxa lgu doortay 9 Guddi oo midkiiba uu ka kooban yahay 5 Xildhibaan.

Halkan ka akhriso magcyadda Guddiyadda iyo xubnaha ka tirsan:

Xubnaha Guddiga La socodka Dib-u eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka.

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.
  2. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.
  3. Iftiin Xasan IimaanBaasto.
  4. Cabdikariim Maxamed Xasan.
  5. Xuseen Sheekh Maxamuud.

Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanetarada

  1. Muuse Suudi Yalaxow.
  2. Mustaf Maxamed Qodax.
  3. Naciimo Ibraahim Yuusuf.
  4. Mahdi Daahir Sh. Nuur.
  5. Muna Xasan Cumar.

Xubnaha Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta

  1. Zamzam Ibraahim Cali .
  2. Xasan Faraax Xujaale.
  3. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
  4. Abuukar Axmed Xaashi.
  5.      Siciido Xasan Cusmaan.

Xubnaha Guddiga Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada

  1. Jawaahir Axmed Cilmi.
  2. Maxamed Xuseen Raage.
  3. Maxamed Amiin Sheekh Cismaan.
  4. Cabdiwaaxid Cilmi Joongeex.
  5. Cabdullaahi Cabdi Garuun.
  6. Nuura Faarax Jaamac.

Xubnaha Guddiga Difaaca Iyo Amniga

  1. Cabdirisaaq Axmed Cali.
  2. Cismaan Axmed Macow.
  3. Axmed Xaashi Maxamuud.
  4. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla.
  5. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Xubnaha Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah

  1. Cabdrisaaq Cismaan Xasan Juriile.
  2. Ilyaas Cali Xasan.
  3. Ayuub Ibraahim Yusuf.
  4. Cabdisalaam Xaaji Maxamed.
  5. Maxamed Cusmaan Faarax.
  6. Faadumo Xasan Aadan Geriyo.

Xubnaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka:-

  1. Deeq Xasan Xuseen.
  2. Shukri Aadan Maxamed.
  3. Cusmaan Maxamuud Maxamed.
  4. Bilaal Idiris Cabdullaahi.
  5. Bootaan Bare Samatar.
  6. Timiro Maxamed Cali.

Xubnaha Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka:-

  1. Maxamed Axmed Maxamuud.
  2. Zamzam Daahir Maxamuud.
  3. Yuusuf Geele Ugaas.
  4. Siciid Cabdi Xuseen.
  5. Aadan Cabdi Aadan.

Xubnaha Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska:-

  1. Axmed Macalin Nuur Nadiir.
  2. Muxiyidiin Sh. Cali Jaamac.
  3. Hodan Maxamuud Cusmaan.
  4. Sen Cabdi Axmed Dhuxulow.
  5. Farxaan Cali Xuseen .
  6. Sen . Axmed Cabdixafiid Maxamed Bulsho

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media