Dunida Muslimka oo Maalintii labaad laga Ciidayo

Maanta ayaa waxaa Maalintii labaad siweyn looga Ciidayaa Magalada Muqdisho iyo dhmmaan Dunida Muslimiinta,iyada oo ay jiraan magaalooyin Maalinta koobaad ee Ciidul Adxaa ay u tahay.

Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha siweyn looga Ciidayo,waxaana laga dareemayaa farxada Ciida dhamaan Gobolada dalka Soomaaliya.

Goobaha loo dalxiis tago ee ku yaalla Muqdisho ayaa waxaa Maalintii labaad ku sugan boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho,kuwaas oo isugu jira,lamaanayaal, Carruur iyo Waalidiintooda.

Shalay oo aheyd Maalinta koobaad ee Ciidul Adxaa ayaa waxaa Salaadii Ciida Shacabka Soomaaliyeed kala qeyb galay madax ka tirsan dowladda iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media