Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Dhaqanka ee Beesha Wacaysle Abgaal, Suldaan Maxamed Cabdi Shido, waxa uu dhawaan Qoraal u kala diray Guddiga Doorashadda Dadban 2016 ee Heer Federal, Guddiga Doorashadda Dadban 2016 ee Heer Dowlad-gobaleed iyo Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Galmudug, taasi oo lagu caddaynayey Qoondada Haweenka ee Kuraasta Golaha Shacabka ee Beesha Wacaysle.
Qoraalkaasi oo Nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyey Radio Dalsan ayaa waxay u qornayd sidatan:
HALKAN KA AKHRISO QORAALKA OO HDAMAYSTIRAN:
cadeyn-qoondada-haweenka-ee-kuraasta-golaha-shacabka-ee-beelaha-wacaeysle