Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay tallaabadii dhawaan maamulka Twain ay safaaradda uga furatay Somaliland.
War ay soo saartay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Twain ay ku xadgudubtay qaranimada Soomaaliya, waxaana arrintaas ay ku tilmaamtay Dowladda Soomaaliya xadgudub aan ka fiirsasho lahayn.
“Dowladda Soomaaliya waxaa ay ilaalinaysaa midnimada umadda Soomaaliyeed, dowlad Goboleedyada iyo dowladda dhexe, waxaana ay xaqiijinaysaa ilaalinta shuruucda Caalamiga ah” aya lagu yiri qoraal kasoo baxay Dowladda Soomaaliya.
Hoos ka aqriso warxadda Dowladda Soomaaliya soo saartay