• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Donald Trump oo muddo sanad ah ku kordhiyey Xaalladda Degdegga ee Cabsida Maraykanka ee Khatarta Somalia

Bilan Media by Bilan Media
April 11, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump waxa uu qalinka ku duugay Ogeysiin uu xilliga ugu kordhiyey  xaalladda Degdegga ee Khataraha Amniga iyo Siyaasadda Maraykanka ka soo wajihi karta xaalladaha aan caadiga ahayn ee dalka Somalia.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkaasi ayaa lagu sheegaa inuu Madaxweyne Trump muddo hal sanno ah ku kordhiyey Xaalladda Degdegga ee Qaranka.

Ogeysiinta Madaxweyne Trump ka soo saaray Arrintaasi ayaa waxa uu nuxurkeeda ahaa sidatan:

Bishii April 12-dii ee sannadkii 2010-kii ayaa waxa uu Madaxweynihii Maraykanka soo saaray Amar Fulin tirsigiisu ahaa 13536, oo uu ku caddeeyey Xaalladda Degdegga ee Qaranka.

Qoraalkaasi waxaa lagu soo bandhigay sida loola macaamiltami doono cabsida Amniga Qaranka iyo Siyaasadda Dibedda ee Maraykanka oo ku aadan Cabsida aan caadiga ahayn ee Xaalladda Ammaanka  iyo sidii loo xalin lahaa colaadaha ka socda gudaha Somalia, Falalka Burcad-baddeeda iyo dhaaca hubeysanee meelaha ka baxsan Xeebaha Somalia.

bIshii July 20-dii ee sannadkii 2012-kii, Madaxweynaha Maraykanka waxa uu soo saaray Amar Fulin oo tirsigiisa ahaa 13620 si loo qaado tallaabooyinka dheeraadka ee lagu wajahi lahaa Xaalladad Degdegga ee Qaranka ee lagu soo saaray Amarka Fulinta ee tirsigiisu ahaa 13536  iyo Go’aankii Golaha Ammaanka ee tirsigiisu ahaa 2036 ee bishii Feberaayo 22-dii ee sannadkii 2012-kii iyo Qaraarkii tirsigiisu ahaa ahaa  2002 ee ka soo baxay Golaha Ammaanka ee QM bishii Kuly 29-dii ee sannadkii 2011-kii.

Go’aanadaasi oo ku aadanaa Dhoofinta Dhuxusha Somalia ee ay Alsabaab ka helaan macaashka, Ku-takri-falka ama si xun u isticmaalka Hantida Dadka Soomaaliyeed iyo falalka colaadeed ee ka dhanka ah dadka rayidka ee gudaha Somalia, kuwaasi oo dhamaantooda ka hor imaanaya Xaalladda Amamanka iyo xal-u-helista colaadaha ka socda gudaha Somalia.

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu gebagebadda Ogeysiintiisa ku xusay im  xaalladda Somalia weli tahay mid aan caadi ahayn iyo cabsi aan la filaynin oo ku wajahan Amniga Qaranka iyo Siyaasadda Dibedda ee dalka Maraykanka,

 Sababtan awgeedna waxaa markii ugu horreysay Xaalladda Degdegga Qaranka lagu dhawaaqay bishii April 12-dii ee sannadkii 2010-kii

“Sidaas darteeda, waxaan Aniga ku sii wadaa inaan ku kordhiyo muddo hal  sanno ah Xaalladda Degdegga ee lagu dhawaaqay Amarkii Fulinta ee tirsigiisu ahaa 13536” ayuu Donald Trump ku sheegay Ogeysiintiisa oo lagu soo daabici doono Diiwaanka Federalka, ka hor inta aan loo gudbinin Aqalka Kongareeska ee Maraykanka.

Previous Post

DEG DEG:- Madaxweynaha Suudaan oo Iscasilayo iyo Ciidamo ku hareeraysan Madaxtooyada

Next Post

Isku-day Afgembi oo fashilmay iyo Gole Ku-meel-gaar ah oo la wareegi doona Talada dalka Suudaan

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil
Warar

DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil

July 15, 2025
Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya
Caalamka

Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya

July 15, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Buuraleyda Bari, laguna dilay maleeshiyaad ka tirsan Daacish

July 15, 2025
Next Post

Isku-day Afgembi oo fashilmay iyo Gole Ku-meel-gaar ah oo la wareegi doona Talada dalka Suudaan

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

by Liban
July 15, 2025
0

Mogadishu  – In a landmark moment for the Horn of Africa, Somalia officially opened the 34th Policy Organs Meeting of the...

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Wararka laga helayo magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya...

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay in ololaha isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Gobolka Banaadir la kordhiyay...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay hub iyo agab milatari oo ay sheegeen inay kala wareegeen maleeshiyaad hubeysan oo...

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time
English News

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions
English News

Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit
English News

“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time
  • Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
  • Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
  • Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00