Diplomacy Caalim” weerarkii Shalay waxaa ku ceebeysan shacabka Muqdisho”

Maxamed Maxamuud Nuur Caalim u qaabilsanaha Dowlada filand arimaha Somaalia oo ku sugan wadanka sweden ayaa sheegay in shacabka  reer muqdisho ay ka gaabiyeen la shaqeynta hay,adaha amaanka

Waxaa uu qadka telefanka Sweden  kula hadlay C/waxiid Cabdullahi Daahir

Halkan hoose ka Dhageyso : Wareysiga Danjire caalim 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor