Farmaajo”Dowlad kama guuleysan karto al shabaab inta ay ka hesho taageeradda Shacabka “Dhageyso”

Maxamed Cabdullahi Maxamed farmaajo raizalwzaarihii hore ee Somaaliya oo wareysi gaar ah siiyay idaacada dalsan ayaa ka hadlay xaalad siyaasadeed ee xiligan uu dalka marayo .

Halkan ka dhageyso Wareysiga uu la yeeshay wariye Cabdiwaxiid Cabdullahi Daahir

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor